Sawiro: Maamulka juba-land oo Dowlada Kenya ku Wareejiyay Macalimad la Sheegay in dhawaan Laga soo Af-duubtay Kenya

0

Maamulka Juba-land ayaa sheegay in ku Wareejiyeen dowlada wadanka Kenya Haweeney la sheegay in ay aheyd macalimad ka shaqeysa Gobolka Woqooyi Bari Kenya oo dhawaan ay soo af-dubteen Ciidamo ka Tirsan kuwa  xarakada al-shabaab

Kadib  Holwgal shalay ka dhacay qeybo kamid ah Gobolada Jubooyinka ayaa la sheegay in ciidamada daraawishta Maamulka juba-land ay kusoo Furteen Macalimad la sheegay in dhawaan laga soo af-duubtay Gudaha Wadanka Kenya

Dhanka kale Ciidamada dowlada Kenya ayaa sheegay in ay soo Furteen macalimadii la sheegay In dhawaan laga soo af-duubtay Gudaha wadanka Kenya oo al-shabaab lagu Tuhmaayo af-duubkeeda

Wali wax war ah kama soo bixin xarakada al-shabaab ay kaga hadlayaan wararka ku aadan in laga soo Furtay Macalimad dhawaan ay kasoo af-dubteen Gobolka woqooyi bari ee Kenya

Halkaan ka daawo sawirada 

sawir 5sawir 1 sawir 2sawir 3sawir 4

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here