Dhaawac loogu Cabsi qabo Kubbad sameeyaha kooxda Real Madrid Luka Modric

0

Macalinka xulka dalka Croatia Ante Cacic ayaa sheegay in in dhaawac uu soo Gaaray Kubada sameeyaha Kooxda Real Madrid Luka Modric ciyaartii xalay ay ka adkaadeen xulka dalka Bulgaria. Ciyaaraha isreebreebka Uero 2016

Laacibka kooxda Real Madrid Modric ayaa caawiyay Goolka uu dhaliyay laacibka kooxda Inter Milan Ivan Perisic laakin waxaa la xaqiijiyay in uu dhameysan waayay qeybtii dambe ee ciyaarta

Xulka dalka Croatia ayaa xalay ka adkaaday xulka dalka Bulgaria iyagoona xaqiiqsay in ay u soo baxeyn ciyaaraha Uero 2016 oo sanadka 2016 lagu qaban doono dalka France

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here