Xulka dalka wales ayaa Markii Ugu horeysay u soo baxay ciyaaryaha Uero 2016 oo sanadkaas lagu qaban doono dalka France
Mudo Haatan 57-sano ayay xaqiiqsadeen xulka dalka wales in ay usoo baxeyn ciyaaraha Isreebreebka Uero 2016 oo dalka France ay ka dhici doonaan sanadkaan
Halkaan ka Daawo sawirada


















