Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku baaqay dadajinta Baarlamaanka Koonfur Galbeed.

0

Xildhibaan Axmed Maxamed Xaaji Taaw oo ka mida Xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya  kanasoo jeeda Deegaanada Maamulka KoonfurGalbeed Soomaaliya oo la hadlay Idaacadda Simba  ee Magaalada Muqdisho ayaa Waxaa uu sheegay in hadda qorshaha ay kusocoto soo xulista Baarlamaanka Maamulka KoonfurGalbeed ay tahay sidii loo baahnaa.

Odayaasha dhaqanka ee soo xulayo ayuu ugu baaqay inay soo dadajiyaan soo xulista Xubnaha Baarlamaanka ee maamulkaasi.

Xildhibaan Taaw ayaa intaa ku daray in Baarlamaanka loo dhisayo koonfurgalbeed uusan noqondoonin sida kii maamulka jubba oo uu kala diray Baarlamaanka Soomaaliya waxaana uu sheegay in baarlamankan ay howshiisa iyo dhismihiisa wax ka ogyihiin Madaxda Sare ee dalka iyo xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya isagoona rajo wanaagsan ka muujiyey in ay meel mariyaan Baarlamaanka Soomaaliya.

Codka Hoos Ka Dhageyso.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here