War Deg Deg: Hoobiyayaal Ku Dhacay Xaafado Ka Tirsan Muqdisho

0

Tiro Hoobiyayaal ahaa ayaa goordhaweyd waxa ay ku dhaceen Xaafado ka Tirsan Degmadda Wadajir ee Gobolka Banaadir.

Hoobiyayaasha oo gaarayay ilaa 5-madfac ayaa ku dhacay xaafadda Danwadaagta iyo xaafadaha ku dhow Garoonka diyaaradaha ee Muqdisho.

Jugta Hobiyayaasha ayaa inta badan laga maqlay degmooyin ka Tirsan Gobolka Banaadir.

Inta la xaqiijiyay 5-ruux ayaa ku dhaawacantay hoobiyayaasha ku dhacay Xaafado ka Tirsan Degmadda Wadajir ee Gobolka Banaadir.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here