Maqaalo

Aqriso:-Magacyada musharixiinta ka qayb galeeysa Doorashada Madaxwaynaha Jubbaland Oo Maanta ka dhaceysa Kismaayo

Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG dowlad goboleedka Jubbaland ayaa lagu wadaa in Maanta ay ka dhacdo doorashada Madaxtinimo ee maamulkaas oo murankeeda uu soo jiitamayey bilihii lasoo dhaafay. Doorashada lagu wado in maanta ay ka dhacdo magaalada Kismaayo waxaa ku tartamayo ilaa 4 musharrax oo uu ku jiro madaxweynaha waqtigiisaa uu dhamaaday ee  Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe. Musharixiinta maanta ...

Read More »

Faah-faahin:- Dagaal Khasaare Dhaliyay oo ka Dhacay Duleedka Magaalada Baydhabo

Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar khasaare dhaliyay oo lagu qaaday kolonyo katirsan Ciidama maamulka koofur galbeed oo ka soo anba baxay Magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Baay. Ciidamada weerarka dhaba galka ahaa la kulmay ayaa la sheegay iney ka soo anba baxeen magaalada Baydhabo, kuwaa oo ku sii jeeday dhanka degmada Buurhakabo, balse inta aysan gaarin hadafkoodii ...

Read More »