Author Archives: Radio Simba

Maxkamadda CQS oo Dil Ku Xukuntay Askari 2-kun u Dilay Oday Ganacsade ahaa

Maxkamadda Ciidamadda  Qalabka Sida ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saakay xukun dil ah ku riday askari ka tirsan Ciidamadda Booliska Soomaliya oo dhawaan Nin Odey ahaa Magaaladda Muqdisho ugu dilay 2-kun oo Shillin Soomaali ah. Dilkaan ayaa ka dhacay Degmadda Xamar Jajab ee Gobolka Banaadir,waxaana odeyga la dilay lagu magacaabi jirey Cumar Xasan Macalin. Nuur Daahir Geedi oo ah Askariga ...

Read More »

Al-shabaab oo Muqdisho Ku Dilay Mas’uul Dowladda Ka Tirsanaa

Al-shabaab ayaa Magaaladda Muqdisho ku dilay sarkaal ka tirsanaa Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya. Dilkaan ayaa ka dhacay deegaan dhaca duleedka galbeed ee magaalada Muqdisho, gaar ahaan deegaanka Tabeelaha Sheekh Ibraahim. Dagaalyahano ka Tirsan Shabaab ayaa toogtay sarkaal katirsanaa taliska ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya,waxaana Darajadiisa ciidan lagu sheegay,Sarreeye Guuto. Xarakada Al Shabaab ayaa war kooban oo ay soo saartay ku sheegatay ...

Read More »

Jubbaland iyo Puntland oo Sharuudo Ku Xiray Shirka Magaaladda Dhuusa-Mareeb

Madaxweynayaasha Maamuladda Puntland iyo Jubbaland ayaa sharuud ku xiray ka qeyb galkooda Shirka magaaladda Dhuusa-mareeb,ee Caasimadda Maamulka Galmudug. Labadda Madaxweyne ayaa Madaxweynaha Galmudug  Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-qoor),ka dalbaday in Ciidamadda Haramcad ee Booliska Soomaaliya laga saaro magaaladda Dhuusa-mareeb,dibna loogu celiyo Magaaladda Muqdisho. Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-qoor), ayaa wada dadaalo ku aaadan sidii loo fulin lahaa amarka Madaxweynayaasha ...

Read More »

Al-shabaab oo Madaafiic Ku Weeraray Saldhig AMISOM, Qarax Ka Dhacay Ceelasha

Faah-Faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Madaadiif lagu weeraray Saldhig Ciidamadda AMISOM ay ku Leeyihiin degmada Janaale  ee Gobolka Shabeelaha Hoose, iyo qarax lagula eegtay Deegaanka Ceelasha Biyaha ee Duleedka Magaaladda Muqdisho. Dagaalyahano ka Tirsan Shabaab ayaa Tiro Madaafiic ah ku weeraray Saldhig ciidamadda AMISOM ay ku leeyihiin degmada Janaale ee Gobolka Shabeelaha Hoose. Warbaahinta Shabaab ayaa baahisay in weerarkaan ...

Read More »

Deni oo Eedeen u Jeediyay Madaxwene Farmaajo iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka

Madaxweynaha Maamulka Puntland Saciid C/laahi Deni ayaa eedeen culus u jeediyay Madaxwenaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) iyo Gudoomiyaha Golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Shiikh C/raxmaan. Madaxweyne Deni, ayaa sheegay in Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheikh uu meesha ka saaray Kaalintii Aqalka Sare ku lahaa Arrimaha ku saabsan Doorashooyinka, islamarkaana uu si cad u inkiray jiritaanka Aqalka ...

Read More »

Madaxweynayaasha Maamul Goboledyada oo Ku Kulmaya Magaaladda Dhuusa-mareeb

Madaxda Maamul Goboledyada dalka ka jira ayaa waxa ay ku balameen inay shir gaar ah ku yeeshaan magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka Galmudug. Warmurtiyeed ka soo baxay wada hadalkaasi ayaa waxa ay ku sheegeen in 9ka Bishan Magaalada Dhuusamareeb uu ka dhici doono wada hadal dhexmara Madaxda dowlad Goboledyada oo looga tashan doono arrimaha Masiiriga oo doorashada ay ugu horeyso.

Read More »

Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyadda oo Ku Shiraya Magaaladda Dhuusa-mareeb

Kulan wada hadal xaga Talephonka ay yeeshen 5taadaxweyne eee maamul goboledyada dalka sida puntiland  jupland Galmudug Hirshabele  iyo koonfur galbeed ayaaa waxa ay isku raaaceeen iney kulan wada Tashi ah ay wada yeeshaaan iyagona kulankaasi uu ka dhacayo Magaalada dhuusomareeb eeee caasimada maamulka galmudug Kulankani ayaa lashegay in uu marti galinayo madaxweynaha maamulkasi Galmudug Axmed cabdi kaariye qoor,qoor waxana laqorsheynaya ...

Read More »

DFS oo Lagu Eedeeyay In Aysan Dhaqan Galin Heshiisyadii Dalka Jabuuti+Dhageyso

Inta badan waxa soo noqnoqday eedeynta ay isu jeedinayan Maamulka  Somaliand  iyo dowlada dhexe ee soomaliya. Horantii bishii aynu soo dhaafnay ayay aheyd markii  caasimadda jabuuti  ay ku kulmeen mas’uuliyiin  kala matalayay  dowladda iyo Somaliland   waxana lagu heshiiyay qodobo dhowra   balse dowlada aya lagu eedeeyay inaysan dhagangalin heshiiska madama somaliland ay meela badan ay xayiraad ka saran tahay. Iyadoo taasi ...

Read More »