Tiro Hoobiyayaal ahaa ayaa goordhaweyd waxa ay ku dhaceen Xaafado ka Tirsan Degmadda Wadajir ee Gobolka Banaadir.
Hoobiyayaasha oo gaarayay ilaa 5-madfac ayaa ku dhacay xaafadda Danwadaagta iyo xaafadaha ku dhow Garoonka diyaaradaha ee Muqdisho.
Jugta Hobiyayaasha ayaa inta badan laga maqlay degmooyin ka Tirsan Gobolka Banaadir.
Inta la xaqiijiyay 5-ruux ayaa ku dhaawacantay hoobiyayaasha ku dhacay Xaafado ka Tirsan Degmadda Wadajir ee Gobolka Banaadir.

