Kooxda Real Madrid oo shaqada ka ceyrisay Macalin Real benitez shaqada kooxda Real Madrid waxaa loo magacaabay Zinedine Zidane
Macalinka reer Spain ayaa qaab ciyaareed xun soo bandhigay xili ciyaareedkaan isagoona ka hooseeya kooxaha athletic Madrid iyo Barcelona kala sareynta Horyaalka,
Kooxda real Madrid ayaa habeenkii xalay ahaa barbaro la gashay kooxda Velencia iyadoona ay aad kaga xumaadeen Taageerayaasha arintaas

