Real Madrid oo shaqada ka Ceyrisay Macalin Real Benitez

0

Kooxda Real Madrid oo shaqada ka ceyrisay Macalin Real benitez shaqada kooxda Real Madrid waxaa loo magacaabay Zinedine Zidane

Macalinka reer Spain ayaa qaab ciyaareed xun soo  bandhigay  xili ciyaareedkaan isagoona ka hooseeya kooxaha athletic Madrid iyo Barcelona kala sareynta Horyaalka,

Kooxda real Madrid ayaa habeenkii xalay ahaa barbaro la gashay kooxda Velencia iyadoona ay aad kaga xumaadeen Taageerayaasha arintaas

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here