Qarax Labaad ayaa laga maqlay meel ku dhow Hoteelka Naas-hablood 2 Degmada Xamar weyne ee Gobolka Banaadir oo goordhaweyd uu ka dhacay qaraxa gaari loo adeegsaday.
Dad ku sugan halka uu qaraxa koowaad ka dhacay ayaa idaacadda simba u sheegay in qaraxa labaad uu ka dhaacay halkaas islamarkaana ay rasaasta walia ay socoto.
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in qaraxa uu ka dhacay X-Baarlamaan Oo Aan Ka Fogeen Hoteelka Naasa Hablood 2.
Wixii kusoo kordha kala soco simbanews.com

