War Deg Deg:-10-qof oo Ku Dhintay Qaraxa Ka Dhacay Hotelka Naasa-hablood 2

0

Inta la xaqiijiyay 10-qof ayaa ku dhintay 15-kalana waa ay ku dhaawacmeen kadib markii gaari laga soo  buuxiyay waxyaabaha qarxa uu ku qarxay meel ku dhow Hotelka Naasa-hablood 2 oo ku yaala degmada Xamar weyne ee Gobolka Banaadir.

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in dabley hubeysan in ay gudaha u galeen Hotelka Naasa-hablood 2 oo ku yaala degmada Xamar weyne.

Ciidamada amaanka Dowladda Soomaliya ayaa xirey wadooyinka soo gala Hotelka Naasa-hablood 2 oo ku yaala degmada Xamar weyne.

Wixii kusoo kordha kala soco simbanews.com

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here