War DEG DE:-Qarax Labaad oo Goordhaweyd Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho

0

Qarax Labaad ayaa laga maqlay meel ku dhow Hoteelka Naas-hablood 2 Degmada Xamar weyne ee Gobolka Banaadir oo goordhaweyd uu ka dhacay qaraxa gaari loo adeegsaday.

Dad ku sugan halka uu qaraxa koowaad ka dhacay ayaa idaacadda simba u sheegay in qaraxa labaad uu ka dhaacay halkaas islamarkaana ay rasaasta walia ay socoto.

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in qaraxa uu  ka dhacay X-Baarlamaan Oo Aan Ka Fogeen Hoteelka Naasa Hablood 2.

Wixii kusoo kordha kala soco simbanews.com

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here