Akhriso:-Xildhibaanada u Tartamaya G-Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Wakiilada Somali-land

0

Xoghayaha Golaha Wakiilada Somaliland Cabdirisaaq Siciid Ayanle ayaa shaaciyay magacyada Xildhibaanada utartamaya jagada gudoomiye ku -xigeenka koowaad ee golaha wakiilada Somaliland kadib markii gudoomiye ku-xigeenkii hore ee golaha wakiilada Baashe Maxamed Faarax loodoortay inuu noqdo gudoomiyaha golaha wakiilada.

Cabdirisaaq Siciid ayaa sidaasi ku sheegay shir jaraa’id oo uu saaka qabtay, Magaaladda hargeysa.

 Magacyada xildhibaanada u tartamaya jagada gudoomiye ku-xigeenka koowaad sidan:-

  1. Xildhibaan Axmed Yaasiin Ali Ayaanle
  2. Xildhibaan Axmed Abdi Kaahin Casood
  3. Xildhibaan Maxamuud Dhunkaal Guutaale
  4. Xildhibaan Sulaymaan Cawad Cali Bukhaari
  5. Xildhibaan Xasan Muuse Hufane
  6. Xildhibaan Abdilaahi Axmed Yuusuf Madar
  7. Xildhibaan Maxamuud Cumar Jiir
  8. Xildhibaan Maxamuud Jaamac Warfaa
  9. Xildhibaan Maxamuud Baaruud Shide
  10. Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble
  11. Xildhibaan Maxamuud Axmed Obsiiye

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here