Warar ay idaacada simba ee Magaalada Muqdisho heshay ayaa sheegaya in Mudane Abdi Aziz Goobdoon oo uu dhalay Rug Cadaa Saxafaadeed Ala Ha u Naxariistee Cabdi Xaaji Goobdoon in loo Magacaabay Afhayeenka Cusub Xukuumadda Soomaaliya,
Abdi Aziz Goobdoon oo ah wiil dhalinyaro ah ayaa badali doona C/salaam Caato oo ahaa afhayeenkii Xukuumada soomaliya bilihii dambe waxaa dhawaan la filayaa in warqada Magacaabista xilkiisa ay kasoo baxdo Xafiiska Raisulwasaaraha Soomaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmarke.

