Cabdi Casiis Goobdoon oo Loo Magacaacay Afhayeenka Cusub ee Xukuumada Soomaliya

0

Warar ay idaacada simba ee Magaalada Muqdisho heshay ayaa sheegaya  in Mudane Abdi Aziz Goobdoon oo uu dhalay Rug Cadaa Saxafaadeed Ala Ha u Naxariistee Cabdi Xaaji Goobdoon in loo Magacaabay Afhayeenka Cusub Xukuumadda Soomaaliya,

Abdi Aziz Goobdoon oo ah wiil dhalinyaro ah ayaa badali doona  C/salaam Caato oo ahaa afhayeenkii Xukuumada soomaliya bilihii dambe  waxaa dhawaan la filayaa in warqada Magacaabista xilkiisa ay kasoo baxdo Xafiiska Raisulwasaaraha Soomaliya Mudane  Cumar C/rashiid Cali Sharmarke.

 

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here