War Deg Deg:- Qarax Goordhaweyd Laga Maqlay Gudaha Magaalada Muqdisho

0

Qarax xoogan ayaa goordhaweyd laga maqlay Gudaha Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaliya.

Qaraxa ayaa loo badinayaa in uu yahay ismiidaamin

Dhanka kala wararka qaar ayaa sheegaya in uu qaraxa ka dhacay Ambassador Hotel

Wixii kusoo kordha kala soco simabnews.com

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here