Qarax xoogan ayaa goordhaweyd laga maqlay Gudaha Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaliya.
Qaraxa ayaa loo badinayaa in uu yahay ismiidaamin
Dhanka kala wararka qaar ayaa sheegaya in uu qaraxa ka dhacay Ambassador Hotel
Wixii kusoo kordha kala soco simabnews.com

