Guddiga Doorashada Hirshabelle oo Shaaciyay Guddiga Xulista kursiga #058.

0

Guddiga doorashadda dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa shaaciyay Guddiga xulista Ergada kursiga tirsigiisu yahay #058.

Qoraal ay soo saareen Guddiga ayay ku sheegeen in doorashada kursigaan ay dhici doonto 27-ka bishaan Maarso.

Xubnaha kursigaan ugu cadcad waxaa kamid ah Taliyihii Hore ee Hay’adda Nabadd Sugidda C/laahi Maxamed Cali Sambaloolshe.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here