Guddiga doorashadda dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa shaaciyay Guddiga xulista Ergada kursiga tirsigiisu yahay #058.
Qoraal ay soo saareen Guddiga ayay ku sheegeen in doorashada kursigaan ay dhici doonto 27-ka bishaan Maarso.
Xubnaha kursigaan ugu cadcad waxaa kamid ah Taliyihii Hore ee Hay’adda Nabadd Sugidda C/laahi Maxamed Cali Sambaloolshe.


