Dhageyso:- Danjire Maxamed Cabdi Afeey oo Sheegay in aysan jiri doonin Muddo Kororsi

0

Wakiilka Urur Goboleedka IGad ee Arrimaha Soomaliya Danjire Maxamed Cabdi Afeey oo warbaahinta la Hadlay ayaa  sheegay in aysan dhici doonin in madaxda dowlada soomaliya ay sameystaan Muddo Kororsi,

Danjire Maxamed Cabdi Afeey  Wakiilka Urur Goboleedka IGad ee Arrimaha Soomaliya  waxa uu Tilmaamy in beesha caalamka ay go’aan cad ka gaareen in madaxda dowlada soomaliya aysan sameysan Muddo kororsi,

Wuxuu tilmaamay Maxamed Cabdi Afey  inaysan muuqan sabab keeni karta muddo kororsi ay sameystaan madaxda haatan dalka maamusha isagoona sheegay  in waqtigooda ay qaateen waqtina u dhiman yahay,

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here