Kooxda Kooxda 04 oo dalab ka diiday kooxda Manchester City

0

Kooxda Horyaalka dalka Germany ay beenisay wararka ku aadan in xili ciyaareedkaan ay iibin doonto xidiga Leroy Sane’s oo dalabyo ka helay kooxaha Horyaalka dalka Horyaalka dalka Ingiriiska.

Xidiga heerka caalami ee xulka dalka Germay Leroy Sane’ ayaa lala xiriirinayaa kooxda Manchester city oo dhawaan ku dhawaaqday in ay dalab u gudbisay kooxda Schalke oo ku aadan xidigaan qadka dhexe ka ciyaara,

20-jirkaan ayaa Mudooyinkii dambe lala xiriirinaayay kooxaha Horyaalka dalka Ingiriiska kadib markii uu Noqday mid kamid ah xidigaha ugu saameynta badan Horyaalka dalka Germany. Tan iyo markii uu yimid horyaalkaas April 2014.

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here