Sergio Ramos :- Waa Macalin Cajiib ah Zinedine Zidane’

0

Kaptanka kooxda Real Madrid Sergio Ramos. Ayaa la dhacsan qaab ciyaareedkaan uu ku bilowday macalinka cusub ee kooxda real Madrid Zinedine Zidane’

Halyeyga kooxda Real Madrid xidigii Hore ee xulka dalka France ayaa dhawaan shaqada kooxda Real Madrid ka badalay macalinka reer Spain ee Rafael Benitez kasoo todobaadkii aynu dhaafnay laga ceyriyay shaqada kooxda Real Madrid kadib waayo fiicneen uu kooxda galiyay,

Kulankiisa ugu Horeeyay uu macalin Zinedine Zidane’ Hogaamiyay kooxda Real Madrid waxa uu 5-0 kaga adkaatay kooxda Deportivo La Coruna kulan ka Tirsan Horyaalka dalka Spain,

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here