Dowladda Soomaaliya oo Balanqaad U Sameysay Maamulka Puntland+Dhageyso

0
????????????????????????????????????

Dowladda Dhexe ee Soomaaliya ayaa sheegtay in ay xoojinayso tageerada ay siiso ciidanka Booliska dowladd Goboledka Puntland.

Taliyaha Ciidamadda Booliska Soomaaliyeed Bashiir Cabdi Maxamed (Ameeriko), oo ku sugan Deegaanka Puntland ayaa sheegay in ay xoojin doonaan Taageeradda la siiyo Puntland,islamarkaana ay heli doonaan kaalmadda la siiyo Maamul goboleedydda kale

Dhanka kale Taliye Ameeriko ayaa ku amaanay Ciidamadda Booliska Puntland sida ay ugu diyaarsan yihiin ilaalinta sharciga iyo difaaca dalka.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here