Akhriso:-Liiska Musharaxiinta Madaxweynaha iyo Ku-xigeenkiisa Puntland

0

Guddiga doorashadda Madaxtinimada Puntland ayaa galabta soo geba-gabeeyay diiwaan-gelinta murashixiinta Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku-xigeenka puntland

Guddiga ayaa sheegay in ay diiwaan-geliyeen 21 murashax madaxweyne iyo 11 murashax madaxweyne ku xigeen,kuwaasoo buuxiyay shuruudaha ku cad habraaca doorashada ee Dastuurka loo cuskaday.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here