Wararka Jubbland oo Amaro Dul Dhigtay Dadka Dagan Guryaha Danta Guud ee Dowladda By Radio Simba - Ocak 6, 2019 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp War saxafadeed kasoo baxay Wasaaradda Howlaha guud iyo guryeynta maamulka Jubbaland ayaa dadka deggan guryaha danta guud ee Dowladda lagu amray inay si dhaqso ah uga guuraan.