Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax gaari loo adeegsaday oo goordhaweyd ka dhacay Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.
Qaraxaan ayaa ka dhacay barta koontoroolka ee laga gallo Tiyaatarka Qaranka Soomaaliyeed,waxaana la xaqiijiyay in ninkii waday gaariga uu halkaas ku qarxay.
Ilaa haatan si dhab ah looma oga khasaaraha ka dhashay qaraxaan.







