War Deg Deg:-Qarax Labaad oo Ka Dhacay Magaaladda Muqdishoo.

0

Qarax Labaad ayaa goordhaweyd ka dhacay Magaaladda Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

Sida naloo xaqiijiyay Qaraxa Labaad ayaa ka dhacay Taaladda Dajirka Dahsoor Degmadda Boondheere ee Goboka banaadir,waxaana la sheegay in uu ahaa gaari meesha la dhigay.

Wixii kusoo kordha kala soco Simbanews.com

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here