Qarax xooganaa ayaa goordhaweyd ka dhacay Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.
Jugta qaraxa ayaa laga maqlay meelo kala duwan oo Magaalada Kamid ah.
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in qaraxa uu ka dhacay Tiyaatarka Qaranka Soomaaliya, oo ku yaala ku dhow Madaxtooyadda Soomaaliya.
Wixii kusoo kordha kala soco Simbanews.com

