Qarax xooganaa ayaa Goordhaweyd waxa uu ka dhacay magaaladda muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.
Jugta qaraxa oo si weyn loogu maqlay qaar kamid ah Xaafadaha magaladda Muqdisho ayaa ka dhacay degmada Dayniile Agagaarka Wasaaradda Gaashaandhiga.
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in qaraxaan loo adeegaday gaari kuwa raaxadda ah,halka warar kale ay sheegayaan in uu ahaa Miino.
La Soco Wixii kusoo kordha Simbanews.com

