Waxaa goordhaweyd lasoo gaba-gabeeyay tirinta Codadka Wareega Koowaad ee doorashadda gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Doorashadda waxaa ku tartamaya 10-musharax kadib markii uu tanasulay Shiikh aadan Madoobe.
Halkan ka Akhriso sida Musharaxiinta codadka u kala heleen.
1- Xildhibaan Maxamed Mursal Sh 83 Cod
2-Xildhibaan Ibraahim Isaaq Yarow 69 Cod
3- Xildhibaan C/casiis Xasan Maxamed Laftagareen 55 cod
4- Xildhibaan Shariif Maxamed Cabdalla 19 cod
5-Xildhibaan Cali Sheekh Nuur 16 cod
6- Xildhibaan Saalim Caliyow Ibrow 7-cod
7- Xildhibaan Maxamud Macalin Yaxye 7-cod
8- Xildhibaan Shariif Sheekhunaa Maye 5-cod
9- Xildhibaan Idris Cabdi Dhaqtar 3 cod
10-Xildhibaan Iimaan C/laahi Nuur. 3-cod

