Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Xaaf iyo goloyaasha maamulka ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday xildhibaan Bootaan Ciise Caalin oo xalay ku geeriyooday dalka Hindiya.
Xildhibaankan ayaa laga soo doortay Galmudug, wuxuuna ka mid ahaa siyaasiyiintii awoodda ku lahaa magaalada Muqdisho.


