Akhriso:-Madaxweynaha Maamulka Puntland oo Magacaabay Taliye Ciidan

0

Digreeto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha  Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo lagu magacaabay Xeer Madaxweyne Lr-119 October, 15, 2017, Taliye Xigeenka Ciidanka Madaxtooyada Puntland.

Madaxweynaha Puntland.

Markuu Arkay:                     Dastuurka Puntland.

 

Markuu Arkay:                     Aqoontiisa, Kartidiisa iyo waayo aragnimadiisa shaqo.

 

Markuu Tixgeliyey:              Talo soo jeedinta taliyaha ciidanka Madaxtooyada.

 

Wuxuu Xeeriyey:

Waxaa G/le Xasan Cabdullaahi Maxamed loo magacaabay Taliye Xigeenka Ciidanka Madaxtooyada  Puntland.

Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxeexo, wuuna saxeexay Madaxweynuhu.

=DHAMMAAD=

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here