Safarkii Dhaawacyada Qaraxii Muqdisho& Sida Loogu Soo Dhoweeyay Ankara+Sawirro

0

Magaaladda Ankara ee dalka Turky-ga waxaa la geeyay dhaawacyo gaaraya 35 qof oo ka mid ah kuwii ku waxyeeloobay Qarixii sabtidii ka dhacay Isgoyska Zoobe ee Magaaladda Muqdisho.

Waxaa garoonka Ankara ku soo dhoweeyay mas’uuliyiin, ururka bisha cas ee Turkiga, saraakiil iyo howlwadeennada caafimaadka,iyadoo si degdeg loogu qaaday isbitaaladii hore loogu diyaariyay.

Qof waliba oo dhaawac ah waxaa lasocda qof ehel u ah oo wehliya.

Halkaan Hoose ka Daawo Sawiradda

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here