Cadeyn:-Wasiirka Amniga Oo Shaqada Ka Ceyriyay Afhayeenka Wasaaradda Amniga

0

Warqad kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Soomaliya  Mohamed Abukar Islow Duale 7-dii bishaan ayaa lagu sheegay in shaqada laga joojiyay Afhayeenkii Wasaaradda islamarkaana la magacaanay Abdiaziiz Cali Ibraahim oo ah nin siyaasi ah.

Afhayeenkii Wasaarada Amniga Xukuumadda federaalka Soomaaliya Axmed Maxamed Maxamuud Sayid Carab oo Shirjaraid Magaaladda kismaayo ee caasimadda KMG ah ee Maamulka Jubba-land Ku qabtay ayaa sheegay in uu iska Casilay xilkii Afhayeenka wasaarada amniga.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here