Shirweynaha Ansixinta Siyaasada Qaran ee Dhalinyarada Soomaaliyeed+ sawiro

0

Wasaaradda Dhalinyarada iyo Isboortiga ayaa maanta waxa ay qabatay shir weyne lagu ansixinayey Siyaasada Qaran ee Dhalinyarada Soomaaliyeed kaa soo ay ka soo qeyb galeen Dhamaan Wasiiradda Wasaaradaha Maamul Goboleedyada shirkaasoo uu daah furay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Dowlada Jamhuuriyada Federalka Soomaaliya

Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa waxa uu dhallinyarada Soomaaliyeed u sheegay in ay yihiin Madaxdi Maanta Maadaama  Madaxda Xukumada ay u badanyihiin Dhallinyaro Waxa uuna kula dardaamay in ay Wadankooda wax u qabtaan lana shaqeeyaan Dowlada si loohelo Nabad iyo Nolol waa sida uu hadala u dhigay.

intaa kadib Waxaa Wasiirka Wasaaradda Dhalinyaradda iyo Isboortiga Xil.Khadija M. Diiriye ayaa ka dhawaajisay shirkii lala yeeshay Culumaa’udiinka Soomaaliyeed ay isku af garteen in Dhalinyarada da’doodu ay ku egtahay ilaa 40 Sano leyskuna raacay waxaana sii gali doonnaa beytiri Sameynnta Siyaasada Isboorti iyagoo Wasaaradaha Maamulgoboleed yaduna ay Baaln qaadeen in ay kala shaqeyndoonaa.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here