Xafiiska Xeer-ilaaliyaha guud ee qaranka Soomaliya ayaa u yeeray Cumar Faaruq oo sheegta in uu yahay Xoghayaha Ururka Suxufiiyiinta qaranka Soomaliyeed ee (NUSOJ).
Eedeemaha loo haysto ayaa waxaa kamid ah in uu qabtay Munaasabado, isagoo aan ruqsad ka haysanin wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaliya,islamrkaana warar dayaacad ah ka fidhiyay Wasiirka Warfaafinta Soomaliya Eng yariisow.


