War Deg Deg:-Dil Goordhaweyd Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

0

Kooxo Hubeysan ayaa Caawa Xaafadda Siliga ee Degmada Wadajir ee Gobolka banaadir wxa ay ku dileen Sarkaal ka Tirsanaa Ciidamada Xoogga dalka Soomaliyeed.

C/laahi Cilmi Nuur oo ka tirsanaa waaxda Caafimaadka Ciidamada Xoogga dalka Somaliyeed, islarmarkaana ahaa Madaxii Ambulace-yadda ayaa la toogtay xiligii afurkii waxaana dilkiisa ka dambeeyay kooxo hubeysan oo la sheegay in ay wateen bastoolado, waxaana u suurta gashay in ay goobta ka baxsadaan dilka.

Dilka kadib waxaa goobta gaaray Ciidamada Ka Tirsan kuwa Dowladda Soomaliya, mana jirto cid loo soo qabtay dilka loo geystay C/laahi Cilmi Nuur oo ka tisranaa waaxda Caafimaadka Ciidamada Xoogga dalka Somaliyeed ayaa la toogtay xiligii afurkii.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here