Madaxda Beesha Caalamka oo Loogu Baaqay in ay Dhaqankooda Badalaan

0

Raisulwasaraha Xukuumadda Soomaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ugu baaqay Madaxda beesha Caalamka ee ku sugan dalka in wax ka badalaan dhaqankooda islamarkaana ay u diyaar garoobaan isla-xisaabtan joogto ah.

“Dawlada Federaalka Soomaliya ee cusub ee shacbaka ay doorteen waxay diyaar u tahay  dhaqan-cusub oo isla xisaabtan ah, waxan ka dalbanaynaa  beesha caalamka inay dhaqankooda bedelaan oo kaalmadooda ay ku saleeyaan baahiyaha Dawlada iyo inay mashaariic horumarineed ay dalka ka hirgeliyaan sida dhismaha wadooyinka, buundooyinka iyo mashaariicda horumarineed oo shaqo abuur u noqoneysa dhalinyarada Soomaaliyeed”, ayuu yiri Raisulwasaare Kheyre.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here