War Deg Deg:-Shaqaalo Cabanaya oo Haatan Dibadbax Ku Hor Dhigaya Madaxtooyadda

0

Qaar kamid ah Dadka ka Xamaasho Kaawada Degmada Karaam ee Gobolka Banaadir ayaa haatan dibad bax ku hor dhigaya xarunta Madaxtooyadda Villa Soomaliya ee Magaalada Muqdisho.

Sababaha ka dambeeya dibad baxaya cabashada ah ay dhigayaan shaqaalahaan ayay ku sheegen in ay cabasho ka yihiin Taliyaha Saldhiga Booliska degmada Karaam nin magaciisa lagu soo gaabiyay Canjeex.

Shaqaalahaan ayaa ku eedeeyay Taliyaha in uu amar ku bixiyay in la duugo goob kaawo aheyd oo ay qodayeen muddooyinkii dambe, islamarkaana markii ay weydiiyeen sababta arintaas uu dil ugu hanjabay.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here