Raisulwasaaraha Xukuumadda Soomaliya Xasan Cali Cali Kheyre oo kulan la qaatay wasiirka wasaaradda Gaadiidka Dhulka,Cirka iyo hay’addo kale ayaa ku amray in la joojiyo dhismayaal ka socda Garoonka Diyaaradaha iyo Hareerihiisa.
Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in uu soo magacaabi doono Guddi ka shaqeeya arrintaan.


