War Deg Deg:-Golaha Guurtida Somali-land oo Shaaciyay Waqtiga La Qabanayo Doorashada Madaxweynaha

0

Golaha Guurtida Maamulka Somali-land oo saakay kulan ku yeeshay Magaalada Hargeysa ayaa isku raacay in muddo kordhin loo sameeyo waqtiga ay dhacaysa doorashada Madaxweynaha Cusub ee Maamulka Somali-land.

Muddo kordhinta saaka ay sameeyeen Golaha Guurtida Somaliland ayaa ah Sideed Bilood (8), waxaa soo jeediyay guddi loo xilsaaray arintaas.
Hore ayaa waxay xisbiyada Somaliland ugu heshiiyeen in xukuumada Somaliland loo kordhiyo muddo dhan lix bilood.

Muddo kordhintan ay saaka sameeyeen golaha Guurtida Somaliland ayaa imanaysa xili madaxwayne Siilaanyo dalka dibada kaga maqanyahay, waana muddo kordhintii labaad ee loo sameeyo Xukuumada Siilaanyo.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here