Dag Deg:- Nabadoon Goordhaweyd Lagu Dhaawacay Degmada Warta-nabada

0

Kooxo hubeysan ayaa goordhaweyd xaafadda Xamar Bille ee degamada warta-nabada ee Gobalka Banaadir ku dhaawacay Nabadoon Cusmaan Kheyre oo ku mid ah Odayaasha Dagmadaasi.

Nabadoonka Cusmaan Kheyre ayaa waxaa soo gaaray dhaawac culus ka dib Rasaas ay ku Fureen Kooxo hubeysan xili uu Sugnaa ku xaafadda Xamar Bille waxaana loo la Cararay Goob Caafimaada oo ka ag dhaweyd meesha uu fulka ka dhacay.

Kooxda ka danbeysay dhawaaca Nabadoonka ayaa goobta ka Baxsaday waxaana Gobta soo gaaray Ciidamada Dowlada Soomaaliya kuwaasi mudo Daqiiqado ah Howl kooban ka Sameeyey Xamar Bille.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here