Gabar Soomaali-Turkish ah oo Sannado Badan Kadib Heshay Halka Ay Kasoo jeedo

0

Hooyo Soomaaliyeed oo asal ahaan kasoo jeedda dalka Turkiga ayaa sanado badan oo ay baadi goob ugu jirtay helitaanka halka ay kasoo askuntay, ay ugu danbeynti u suura gashay ineey dalka Turkiga kula kulanto ehelka iyo qaraabada dhinaca aabaheed oo Turkish aha.

Amina Cusmaan Maxamed Khaliiloglu, awoowgeed Maxamed Khaliiloglu ayaa ka mid ahaa askarti Imbaraatooriyadii Islaamka ee Cusmaaniyiinta ee Somaliya tagay dhamaadkii qarnigii 19-aad. Iyada iyo aabaheedba waxay ku dhasheen Soomaaliya.

Dhacdooyinka noocaan oo kala ah ayaa ka dhaca dunida, waxay intooda badan dhacaan marka ay wadamada ay ka dhacaan dagaalo sidaas oo dadka ay ku kala dhumaan.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here