Akhriso:-Madaxweynaha Puntland oo Xilkii Ka Qaaday Agaasimihii Hay’adda Macdanta iyo Shidaalka Puntland

0

Madaxwaynaha maamulka Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa maanta xilkii ka qaaday Agaasimihii Hay’adda Macdanta iyo Shidaalka Putland Ciise Maxamud Faarax ( dhoolawaa), waxaana Xilkaas Madaxwayne Gaas u magacabay Siciid Faarax yare oo horay Xilkaas u soo qabtay.

Hay’adda Macdanka iyo shidaalka Puntland ayaa tan iyo sannadkii 2016 waxaa hareeyay khilaafaad, taasoo sababtay mas’uuliyiinta hay’addaas ay labo dhinac u kala jabeen, waxaana loo maleynayaa inay xilka ka qaadistaan la xiriirto sidii wax looga qaban lahaa khilaafka curyaamiyay shaqada hay’adda.

Mas’uulka hadda loo Magacaabay

Capture-6

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here