Dhageyso:- Xildhibaan Duraan “ Madaxweynaha Galmudug iyo Ku Xigeenkiisa waxa ay Musuq maasuqeen Raashin Gargaar”

0

Xildhibaan Duraan Cali jaamac al-caadal oo kamid ah Xildhibaanada Galmudug ayaa waxa uu ku eedeyay Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed iyo Ku Xigeenkiisa Maxamed Xaashi Carabeey in ay Musuq maasuq ku sameeyeen Raashin Dowladda Turkiga ay ugu deeqday Shacabka Galmudug.

Xildhibaanka ayaa sheegay in raashinka ay madaxda Galmudug kuxareysteen Baqaaro ku yaalo koonfurta Magaalada Gaalkacyo.

Xildhibaan Duraan ayaa tilmaamay in arin nasiib daro ay tahay in shacabka oo ay dhibaato abaar heysato in la musuq maasuqo raashinki logu tala galay.

Dhageyso

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here