Sarkaalkaan oo Lagu magacaabo Maxamed Shiikh Cabdi Cumar ayaa sida la sheegay ahaa Madaxii Sakawaadka u qaabilsanaa al shabaab gobolada jubooyinka.
Maamulka jubaland ayaa sarkaalkaan maanta ku soo bandhigay magaalada kismaayo xili ay sheegeen in uu isku soo dhiibay ciidamada jubaland.
Maamulka jubaland ayaa sheegay in ninkaan isa soo dhiibay ay la socdeen saraakiil kale oo hoose kana tirsan al shabaab.
La soco wixi Faafaahino ama sawiro

