Dhageyso:- Jubaland Oo Soo Bandhigtay Madaxii Sakawaadka Al-shabaab ee Gobolada Jubbooyinka

0

Maamulka Jubaland ayaa sheegay in Saraaklka maanta isku dhiibay oo lagu Magacaabo  Maxamed Shiikh Cabdi Cumar islamarkana uu aha Madaxii Sakawaadka Al shabaab ee Gobolada Jubooyinka.

Ninka isa soo dhiibay oo lagu magacaabo  Maxamed Shiikh Cabdi Cumar  oo warbaahinta kula hadlay Magaalada ayaa sheegay in uu marki hore ku qaldoomat sida uu yiri kamid ahanshaha al shabaab haatana uu isaga soo baxay.

Dhinaca kale waxaa isagana warbaahinta la hadlay  Maxamed  Muuse oo ah  Taliyaha Denbi Baarista Jubbaland oo waxa uuna sheegay in Sarkaalkana uu muhim u aha al shabaab balse ka maamul ahan ay soo dhaweynayaan in uu isku soo dhiibo xiligaan la joogo.

Taliyaha ayaa sheegay in ninkaan uu aha madaxii ugu sareeyay xaga sakawaadka ee al shabaab gaar ahan waxa uu mas’uul uu ka aha Gobolada Jubooyinka.

Dhageyso  cododka Ninka isa soo dhiibay

Dhageyso Codka Taliyaha Denbi Baarista Jubbaland

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here