Howlgalo Saakay Ka Socda Degmada Qandala (Sawiro)

0

Ciidamada maamulka puntland ayaa saakay howlgalo lagu xaqiijinayo amaanka waxa ay ka wadaan degmada qandala ee gobolka bari.

Qandalada waxaa shaley la wareegay ciidamada maamulka puntland waxaa muddo ku dhow 40-cisho ka ariminayay degamdaasi xoogag taabacsan kooxda Daacish.

Puntland waxa ay sheegtay in daacish ay magaalada isaga baxeen ka hor inta aysan ciidanka puntland gudaha u gelin degmada.

Ciidamada puntladn ayaa saakay baadigoobayo shaqsiyaad ay saraakiisha ciidamada ku sheegeen in ay hogaaminayeen ciidanka daacish oo weli la rumeysan yahay in ay ku sugan yihiin deegaano aan ka fogeyn degamda Qandala.

Radio Simba

1 2 3 4 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 18 20 21 23 25 28 29 30 33 1444

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here