Halista Kooxaha Burcad Badeeda Soomalida ee Badaha Caalamka  oo Wali Jirta

0

Burcad badeeda Soomaalida ayaa la sheegay in qatar weyn ay ku yihiin Maraakiibta Caalamka ayaga oo dhibaatooyin u geysta maraakiibta shisheeye, sida uu sheegay Xoghayaha Ururka ICS Peter Hinchlif.

Mas’uulka ayaa si weyn u aamany ururka ganacsiga aduunka waxana uu soo dhaweeyay kordhinta midowga Europe iyo howlgalada laga fulinayo badda  Atlantiga  ilaa iyo dhamaadka Sanadka 2018-ka,

Balaarinta howlgalada maraakiibta quusa ayaa loo arkaa mid ka hortageya weerararda burcad badeeda Soomalida  ku qaadaan maraakiibta ku safra badda  Wadamada qaarada Africa.

Shirciga howlgalada ladagaalanka burcad badeeda  Soomaliya ayaa ku ekaa sanadkan 2016-ka, waxaana la sheegay in  weerarada burcad badeeda ay ka geesan jireen  gacanka cadmeed iyo xeebaha Soomaaliya iyo badweynta Indian ocean in ay hoos u dhacday tan iyo sanadkii 2011-kii iyada oo la sheegay in sanadkan 2016-ka in la soo tabiyay saddax fal oo burcad badeeda ah balse afduub aysan geysan.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here